Raila Odinga oo loo dhaariyay Madaxweynaha Dalka Kenya (Daawo Sawirada)

Hogaamiyaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Kenya kadib munaasabad balaaran oo lagu qabtay Fagaaraha Xuriyada Uhuru Park ee magaalada Nairobi. Munaasabada lagu dhaarinayay Hogaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya waxaa kasoo qeyb galay kumanaan taageerayaashiisa kuwaa oo ku faraxsanaa in Raila Odinga loo dhaariyo in uu hogaamiyo shacabka Kenya. Fagaaraha Uhuru Park … Continue reading Raila Odinga oo loo dhaariyay Madaxweynaha Dalka Kenya (Daawo Sawirada)